African Translation .com
Washington, DC's Amharic & Arabic Translators
Translation beyond words

 




Swahili


Somali

More Languages!

  • Amharic
  • Arabic
  • Bambara
  • Bengali
  • Creole
  • Cambodian 
  • Dinka
  • Ewe
  • Farsi
  • Fulani
  • French 
  • Hindi
  • Housa
  • Ibo
  • Kirundi
  • Kinyarwanda
  • Krio
  • Mongolian
  • Oromo
  • Shona
  • Somali
  • Swahili
  • Thai
  • Tigrinya
  • Twi
  • Wolof
  • Youruba
  • Vai

Full Support for Somali

Waxaannu Ku hadalnaa luqadaada

Tarjumid Afrikaan waa adeeg-bixiye bulshada ku wajahan oo adeeggiisa tarjumaadda qoraalka ah iyo ka turjumidda ka sokow ku hawlan barridda afafaka ee ay leedahay bulshada aan aqoonta u lahayn ama aan ku wanaagsanayn af Ingiriisiga.

"Haddii aad doonayso hawl tarjumaad oo ay tayadeedu sarayso, si dhaqso ahna dhinac kasta ayaad ugu jeedsan kartaa, qiimaheeduna ay wanaagsan tahay, waxaannu nahay kuwa ugu habboon ee baahidaada xallin kara"
African Translation

Tarjumaad

Macnaynta ugu aasaasisan ee tarjumaaddu waa ereyada hal luqo oo loo beddelo luuqad kale. Hase-yeeshe, inta badan waxaad raaddisaa ma aha ereyada keliyah oo la tarjumo, balse, waxaad doontaa in fikirka ama macnaha laguu tarjumo.

Turjubaannadeennu:
 Waa xubin ka mid ah ATA (Ururka Turjubaannada Maraykanka - ATA)

 Waa kuwo shahaado (aqoonsi) ka haysta maxkamadda

 Waa kuwo soo tarjumay ugu yaraan 100,000 oo erey

 Waa kuwo ka tarjuma afkooda hooyo oo keliyah

 Waa kuwo takhasus u leh goobohooda farsamo

 Waa kuwo waayo aragnimo iyo aqoon dhab ah u leh waxa ay tarjumayaan


Ka tarjumid

Turjubaannada African Translation waa aqoon yahanno tababbar buuxa leh oo cod kar ku ah afka ay ka tarjumayaan iyo kan ay u tarjumayaanba. Waxaa kale oo ay si saraysa u kobcisteen xirfadahooda xusuusta iyo aqoonta cilmiga mehereddooda, waxayna aqoonsan yihiin dhaqammada.

Waa ay fududdahay dejinta jadwalka ka tarjumidda Fool ka Fool. Waxaad oo keli ah na siisaa:

  • luuqadda loo tarjumayo

  • maalinta iyo wakhtiga

  • mawduuca

  • goobta

  • magaca iyo taleefonka ama lambarka "pager'-ka ee qofka goobtaa jooga ee lala xidhiidhayo(xiriirayo)

Waxaad nagala soo xidhiidhaa (xiriirtaa):

African Translation LLC.
1250 Connecticut Avenue, NW
Suite 200
Washington, DC 20037
Toll Free: (800) 664-0603
Fax: (800) 572-4394
info@africantranslation.com

African Translation is able to conveniently receive online bids or payments:


Government Agency and Corporate Client List:

One Laptop Per Child

 

Sutherland Asbill & Brennan LLP

 

National Foreign Language Center

 

Vinson & Elkins LLP

 

Arlington County General District Court

 

Alexandria County Juvenile & Domestic Relations Court

 

Fairfax County Juvenile & Domestic Relations Court

 

Fairfax County General District Court

 

Maryland State Courts

 

Superior Court of The District Of Columbia

 

American University College of Law

 

Office of Human Rights, Washington, DC

 

Department of Human Services Washington, DC

 

Skadden Arps Slate Meagher & Flom LLP


© African Translation LLC
1250 Connecticut Avenue, NW - Suite 200
Washington, DC 20037

Toll Free : (800) 664-0603
Phone: (202) 329-6673
Fax: (800) 572-4394
info@africantranslation.com

website by Ethio Networks